Puntland oo diyaar u ah marti galinta shir looga hadlayo maqaamka Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdillaahhi Deni ayaa furay shirka labaad ee Doodadaha Xagaaga, kaasoo sanadkii labaad lagu qabtay magaaladda Garoowe. Shirkaan oo ahaa mid ballaaran, waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayey Siyaasiyiin uu ka mid yahay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Madaweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab, … Continue reading Puntland oo diyaar u ah marti galinta shir looga hadlayo maqaamka Muqdisho (Sawirro)